Dhamaan koorasyadda madashan ku jira waa kuwo horay loo sii duubay oo goorta aad rabtid aad daawan kartid, sidoo kalena xiligga aad rabtid aad ku ceshan kartid.
Dhawr qaab oo kala duwan ayaad ku bixin kartaa lacagta koorsadda, sida Golis, Bank, zaad , edahab iwm. Dhamaan akoonadda iyo lambaradda aad ku diraysid lacagta waxaad ka helaysaa qaybta lacag bixinta, Haddii ay jirto inaad caqabad wajahdidna waxaad nagala soo xiriiri kartaa WhatsApp No: +063 9142656
Haddii ay jiraan suaalo ka guuxaya maankaaga oo aad rabtid inaad la wadaagtid macalinka koorsadaada bixinaya waxaad ka helaysaa webisteka dhexdiisa khaanad aad ku soo gudbin kartid suaalahaaga, 24 saac gudahood ayuuna macalinka koorsadu kuugu soo jawaabayaa.
Haa, dhamaan koorsooyinka ku jira websitekan waxaad ku daawan kartaa taleefankaaga gacanta ama kambuyuutarkaaga.
Haa, course kasta waxey leedahay Certificate of completion .
